World Ocean Day 2020 | A Somali Perspective

The theme of World Oceans Day 2020 is #ProtectOurHome. What does that mean in the Somali region? Students of marine science participating in the fisheries catch data collection project, Project Kalluun, are ocean stewards and leaders in conservation. We asked the students what they love about the ocean and what the people and leaders of the Somali region can do to protect it.  These are their words.

Halkudhiga Malinta Badda Adunka waa #IlaaliGurigeena. Maxay tasi ula macnatahay Somalia? Ardayda Barata Cilmiga-badda oo qaybna ka ah mashruca Project Kalluun waa # waa ilaaliyayaasha iyo hogaamiyinta daryeelka badda. Waxaan waydiinay ardayda waxay ay ku jecelyihin badda iyo waxa dadka iyo madaxda Somalida samayn kran si loo ilaaliyo Badda. Kuwani waa ereyadooda.

"I love the ocean. It covers 70% of our planet and hosts so many beautiful creatures. We have beautiful beaches in my country; I have always lived within a short distance of the ocean.

Leaders, teachers, students, every person should show their commitment to protecting ocean marine life from danger. The government needs to step up, promoting ocean conservation and funding educational programs for Somali students."

"Waan jeclahay Badda, waxayna daboosha 70% koonka aan ku noolnahay, waxaan ka buuxa noolayaal aad u quruxbadan. Waxaan haysanaa xeebo aad u qurux badan dalkeena. Waxaan inta badan ku noolahay meel aad ugu dhow bada.

Hogaamiyayaasha, Macalimiinta, Ardada iyo qof kasta waan in uu muujiyaa ka go’naanta in uu ka ilaaliyo khatarta noolaha bada kunool. Dawladu waa in ay soo fara galisaa, korna u qaadaa ilaalinta badda iyo in ay u raadiso maalgalin mashaariic barashada deegaanka badada ardada Soomaaliyeed."

Mahad Omar Nor, City University of Mogadishu student
World Ocean Day 2020 - A Somali Perspective

"The ocean is basically like a huge highway that we use to ship goods all across the world. That means it facilitates our transportation.

When we think about risks to public health, we might not think of the ocean. But the health of the ocean is increasingly intimately tied to our health. This is one of the many reasons that we should be celebrating World Ocean Day."

"Badda waa wada wayn oo aan isgu gudbino badeecada aduunka daafihisa inagoo adeegsanayna gadiid waawayn.

Marka aan ka hadlayno caafimaadka dadwaynaha kama fakarno badda, lkn cafimadka baddu waxa uu ku xiranyahy keena. Taas ayaa keenaysa inaan u dabaal degana maalinta badda addunka."

Salma Ali Ahmed, MSc Student at Pwani University

"I not only love, I would like to protect the sustainability of ocean species and their environment, because I believe my life and the life of my people belongs to the blue planet. The ocean is where I feel hope and belief in Allah's ability. I believe leaders need to develop fisheries policy which can help to improve cooperation and co-management.”

"Majecli ooo keliya ee waxaan ilaaliyaa waaritaanta noolaha kunool baddena iyo bay’adeeda, waayo waxaan aminsanahay noloshayda iyo nolosha dadkayguba inay ku xiranyihin. Baddenu waa halka aan ku rajawaynahay, madaxdeenu waa inay samayso siyaasado lagu horumarinayo kuluumaysiga, iyada kor looqaadayo lana dardar gelinayo habka mamul-wadaaga (Fisheries Co-management System)."

Abdirahman Jama Jubba

"Our lives in the future and at the current time depend on the oceans, because it determines the amount and quality of our livelihoods through various means including the climate which is the main factor that influences our final harvest.

Leaders could allocate particular places as dumping sites, other than the ocean. Individuals can organise themselves to collect trash from the sea, the starting point to mitigate the impact of waste going into the sea."

"Mustaqbalkeena iyo Noloshenu waxay ku xiranyihin badd, waayo waxaa ku xiran nolol maalmeedkena oo ay siyabo kaladuwan u go’aamiso.

Hogaamiyayaashu waa inay meela gaara sameeyan oo wasakhda lagu qubo oo an ahayn badda. Dadku waa inay isu abaabulaan inaa ka guraan qashinka xeebaha si aan yarayn samaynta ay wasakhdu ku leedahay badda."

Abdullahi Shil, City University of Mogadishu student

"It refreshes our soul and really it's my happy place.

Somalis have to understand that they have resources, resources, resources that need to be used effectively. Leaders who only tell their people that they have a long beach, have to tell and do more than that!"

"Waxaa ku nafista naftena, Waa goobtayda nasashada. Somalidu waa inay fahantaa inay leyihin Khayraad. Khayrad kaasoo u baahan in looga faa’iidaysto si wanaagsan. Hogaamiyayaasheena u sheega dadka inay leeyihiin xeebta ugu dheer, waa inay sameeyaan intaa in ka badan."

Mohamed Badrudin, City University of Mogadushu student

"The ocean is amazing by its nature and is a unique thing, no ocean means no life. So the ocean is my life, that's why I love it. I think we need to teach the people how much damage they have done to the ocean by paying it no attention."

"Baddu waa shay dabiici ah oo cajiiba, bad la’aani waa nolol la’aan. Baddu waa noloshayda waana sababta aan u jeclahay. Waxaa loobahanyhay in dadka la baro dhibatada ay u gaystaan badda iyaga oo aan wax taxadara siinayn."

(Photo by Jamal Hassan)

Fardowsa Wehliye, Graduate Student

"First, the ocean covers 70% of the Earth's surface, and also over half of the oxygen that we breathe originates from the ocean. In addition, Oceans are an important source of food, and they host 80% of the planet's biodiversity.

The ocean has a lot of benefits for us, so everybody must care about and protect the ocean. For me, I love oceans and that is why I decided to be a Marine Scientist, to discover more about the ocean.

Somali people must stop the degradation of the ocean, and instead, develop ways to protect and save the ocean. In addition, the leaders have to save and protect the ocean by giving awareness to the society and developing rules and regulations that will save the ocean."

"Baduu waxay daboosha dhulka 70%, waxayna bixisaa haaf oxygenta aan qaadano, sidookale waxay na siisaa cuno, 80% noola kaladuwane dunidu waxay ku noolyihin badda.

Badda waxay inoo leedahay faa’iidooyin badan qofkastaa waa inuu ilaaliyaa daryeelana badda. Anigu waan jeclahay badda waana sababta aan u noqoday saynisyahan bartay Cilmiga-Badda.

Dadka soomaaliyeed waa inay joojiyan waxkasta oo waxyeeli kara bada samyena habkii lagu ilaalin laha laguna badbadinlahaa badeena. Hogaamiyayashenu waa inay wacyigeliyaan bulshada sameyana sharuc iyo qawanin lagu ilaalinayo bada."

Farah Ahmed Gutale, Lecturer at Trust Education Academy, City University of Mogadishu Project Kalluun team leader

"The oceans have many advantages for human being including the food we eat from the oceans and its sources of vitamins and simple digestible protein eg shrimp and lobsters etc. The air we breathe comes from the oceans because the oceans are home of many different flora and algae that produce oxygen and serve medicinal purposes like omega three.

Mostly, people do not care about protecting the ocean due to the lack of awareness and advantages of the ocean."

"Somali: Baddu waxay ay bini’aadamka u leedahay faa’iidooyin badan waxayna ina siisaa cunooyinka aan cuno oo weliba leh faytaminad iyo boratin sida; argoosatada amakaanbaha. Sidookale baddu waxay nasiisa hawada aan ku neefsano iyo daawoyin madama ay hoy u tahay dhirbadan oo kala duwan sida Omega Three.

Dad badani ma daneeyan ilaalinta badda maadama aysan ku wacyigashanayn, ayna ogayn faa’iidoyinka baddan ee baddu leedahay."

Shafii, Lecturer at Berbera Maritime and Fisheries Academy
"The ocean provides food and economic opportunity. Protect our home."
Zakariye Said Bile, NGO worker

"For me, loving the ocean is my natural choice and I often consider it a National duty since my country possesses Africa's largest marine ecosystem. People in the Somali region can go to the beach for a beach clean up, write articles concerning local coastal challenges, and others support the activities and ecosystem health through media or posting their view on social media, depending on people's choices."

"Jacaylka aan u qabo badda waa mid dabiici ah, waxayna ii tahay waajib waddaninimo madamama wadankaygu uu leeyahay badda ugu dheer Africa. Dadka Soomaaliyeed waa inay nadiifiyaan xeebaha, kasameeyaan qoraalo la xiriira caqabadaha haysta baddeena. Qarkena waa inay baraha bulshada ku soo bendhigaan quruxda dabiiciga ah ee xeebeheena iyo bay’ada caafimaadka qabta."

Liban Farah, MSc student at Curkrova University

"I would like the ocean is the heart of planet produce of 70% oxygen the world ocean provide many benefit such as food, medicine and entertainment, but most Somali people have no knowledge of marine resources."

"Badda waa jeclahay waayo, waxay nasiisaa 70% oxygenta aan qaadano, cunto, daawo iyo waliba inlagu damashado oo wakhti qurxoon lagu qaato. Lkn Dadka Somaliyeed aqoon badan umalaha khayraadka badda."

Abdirashid Ali, Berbera Maritime and Fisheries Academy student


"I love the ocean because it provides us food and medicine. Somali people and leaders have to participate in the campaign of protecting the oceans."

"Waan jeclahay badda sababtoo ah waxay na siisaa cunto iyo dawooyin, dadka soomaaliyeed iyo madaxduba waan in ay ka qaybqaataa olalaha lagu ilaalinaayo baddaha."

(Photo by Liban Isse Farah)

Ibrahim Jama, Former City University of Mogadishu Student and Project Kalluun team leader

“Despite the huge activities that the ocean offers to human beings, such as providing food and facilitating about 90% of the world's transportation, it's also a great environment to take your time. Rushing to the beach to see the sunrise & sunset, smelling the beautiful sea air, sitting on the coastal sandy beaches, relaxing there and never wanting to leave are all habits of mine that I can vividly remember. For me, the best way to show the ocean my love toward it is to protect it!

The people of the Somali region can: 1. Do research for the current challenges posed to our ocean and coastal environment and also 2. The stakeholders should develop efficiency enhancing policies to protect the ocean environment.”

"Marka laga yimado, shaqooyinka badane ee ay noo qabato badu sida inay quud nasiiso, 90% ay maran gadiidka dunidu hadana waa bay’ad qurxoon oo waqti lagu qaato. Markad joogta xeebta, qoraxdo soo baxayso ama sii dhacayso, adna jidayso carafta hawada bada, ama aad fadhido ciida butaxda ee xeebta, halkas aad ku nafisayso oo anad rabin inaad ka tagto waa waxyabaha aan ka helo intabadana xasuusto. Waxaan ku mujin kara jacaylka aan u qabo bada ilaalinteeda!!

Dadka Somaliyeed 1. Hasameeyeen cilmi baaris la xiriirta caqabada haysta badda iyo bay’ada badda sidookale 2. Danayayaashu (Haayadaha caalamiga ah iyo Dawladu) ha sameeyan siyaasado lagu hormarinayo laguna ilaalinayo bay’ada badda."

(Photo by Mahad Omar Nor)

Mursal Hersi

"Ocean is our survival. Protect our ocean."

Abdirahman Abdi,
East Africa University Student

"The ocean fills me with peace and tranquility. The serene scenery of the sunset and crashing waves makes me love the ocean.

Leaders can help raise awareness to protect our oceans, starting with awareness about marine pollution. Leaders can also make a change regarding the conservation of endangered marine species that are essential to an entire ecosystem."

"Badda waxaan kudareemaa nabad, welwel iyoo buuq la’aan. Jawiga quruxda badan marka ay qoraxdu dhacayso iyo dhawaaqa mawjadaha ayaa aad ii jeclaysiya badda.

Madaxdeenu waxaysamayn karan wacyigelino kusaabsan ilalinta badda iyagoo ku bilaabaya kuwo laxiriira wasakhaynta iyo ilaalinta noolaha sii dabar go’aya ee badda kasoo oo muhim ah dhaman noolaha."

(Photo by Liban Isse Farah)

Mohamed Abdallah Mohamed, City University of Mogadishu student

For more about the incredible work these students are doing to further scientific research in the Somali region, read this blog about Project Kalluun: https://securefisheries.org/news/lido-beach-somali-youth-fisheries

Learn More

Related News Items